Daawo:Dowlada Muuse Biixi oo shaqadii u horaysay oo ay qabato Noqotay Timaha Dhalinta

timo

Ciidamada Booliska Soomaliland ayaa waxay Bilaabeen Jarista Dhalinta timahooda kala dheereeya ayakoo sheegay inay tahay dhaqan xumo, goobaha Timaha lagu jaro aya mashquul noqday kadib markii Booliska timah ka xiireen fooda dhalinta maraysa Hargaysa.

Dhan kale dhalinta ayaa waxay dhaleeceeyeyen Dowlada waxayna sheegeen inay dowladu wax ka qabato goobaha lagu tunti iyo kuwa wax yaalaha xun lagu sameeyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.