Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2017

hirshabee

Ciidamada booliska Hirshabeele ayaa Tababar loogu furay Magaalada Jowhar

27th November 2017 admin 0
ciidan

Daawo:Ciidamo Looga hortagayo Bananbaxyada oo lasoo dhoobay Boosaaso

27th November 2017 admin 0

waxaa Magaalada Boosaaso ee gobolka Barri lasoo dhoobay Ciidamo farabadan oo logu xakameynaayo Shacabka sameynaya Banaanbaxyda looga soo horjeeda Shirkada Imaraadka Carabta P&O ee lagu […]

jubbaland

Daawo:Qodabadii Kasoo Baxay Shirkii Amniga Jubbaland

27th November 2017 admin 0

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland  Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulankii ugu horeeyay ee golaha amniga heer Dowlad Goboleed kaas oo ka farcamay golaha […]

guuled

Daawo:Ra’isalwisaare Kuxigeenka Somaliya ayaa ka qeyb galay shirka looga hadlaayey Argagixisada

26th November 2017 admin 0

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa magaalada Riyad ee dalka Sucuudiga uga qeyb galay shirka Wasiirrada Gaashaandhigga […]

sha

Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe oo nairobi lagu soo dhaweeyey

26th November 2017 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe shiiq Maxamed Shiiq maxamed shaakir ayaa xaflad soo dhaweyna loogu Sameey Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaana xafladaass u ameeyey Bulshada […]

jubba

Daawo:Wasiirka Xananada xoolaha jubbaland oo ka hadlay boobka lagu hayo dhulka Dowlada

26th November 2017 admin 0
tabit

Daawo: Khudbadii Mayorka Gobolka Baandir uu ka jeediyey 66 Guurradii Radio Muqdisho

26th November 2017 admin 0
No Image

Madaxda Galmudug iyo Ahlusuna oo gaaray dalka Jabuuti xili wali aan laxalin qilaafkii madaxda Galmudug”Sawirro”

26th November 2017 admin 0

Wafdi Balaaran oo kasocda Maamulka Galmudug ayaa gaaray Dalka waxayna kaga qayb gali doonaan shirka dib u hishiisiinta Maamulka Galmudug Iyo ahlusuna oo ka furmi […]

Booliska Somaaliya oo gacanta ku dhigay dad isticmaalayay waxyaabaha maanka dooriya(Sawirro).

26th November 2017 admin 0

Kadib howlgal ay xaafadaha degmada cabdi casiis ay ka sameeyeen ciidamo ka tirsan booliska soomaaliya ayaa waxaa ay gacanta ku soo dhigeen waxyaabaha maanka dooriyaha […]

R/Wasaare Khayre oo magacaabay Wasiirka Gaashaandhigga,xilkiina ka qaadey Wasiirkii Diinta iyo Owqaafta

26th November 2017 admin 0

Ra’iisul Wasaraaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasiir cusub u magacaabay Wasaaradda Gaashandhigga kadib markii uu iska casilay xilka Wasaaraddaas Mudane C/rashiid […]

Kulan soo dhaweeyn ah oo xubna kamid ah Aqalka Sare aay u sameeyeen wafdi Xildhibaana ah oo ka socday Jabuuti

26th November 2017 admin 0

Kullankan ayaa ahaa mid isbarasho ah waxaana wada-qaatay Wafdigii Xildhibaanadda ahaa ee ka socday Dalka Jabuuti iyo Xubno ka tirsan Aqalka Sare ee Dalka iyagoona […]

shabab

Daawo:qaabkii ay Maxmadda Ciidamadda Qalabka sida ay bilowday dhegeysiga dacwadda eedaysanayaal loo heysto argagixiso

26th November 2017 admin 0
mursal

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo loo magacaabay Maxamed Mursal

26th November 2017 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa goor dhow u magacaabay Wasiirka Gaashaandhigga Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo dowladdii hore Wasiir ka soo noqday. Digreeto ka soo baxday […]

Soomaali iyo Oromo loo xir xiray Isku dhacyadii ku dhaxmaray Xadduuda Labada Gobal.

26th November 2017 admin 0

Wararka naga soo gaarayo Dalka Itoobiya ayaa soo sheegaya in Dowlada Federaalka ah ee Itoobiya ay xabsiga dhigtay in ka badan 100 Boqol oo isugu […]

DAAWO SAWIRRADA munaasibadii xalay & Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo 66 Guurrada Radio Muqdisho Ka Qeybgalay

26th November 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo, Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 33 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes