Daawo:Ciidamo Looga hortagayo Bananbaxyada oo lasoo dhoobay Boosaaso

ciidan

waxaa Magaalada Boosaaso ee gobolka Barri lasoo dhoobay Ciidamo farabadan oo logu xakameynaayo Shacabka sameynaya Banaanbaxyda looga soo horjeeda Shirkada Imaraadka Carabta P&O ee lagu wareejiyey Dekada Boosaaso taas oo kusoo rogtay Canshuur dheeraad ah ganacsatada Dekada boosaaso Alaabaha kasoo dagsata.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.