Madaxda Galmudug iyo Ahlusuna oo gaaray dalka Jabuuti xili wali aan laxalin qilaafkii madaxda Galmudug”Sawirro”

Wafdi Balaaran oo kasocda Maamulka Galmudug ayaa gaaray Dalka waxayna kaga qayb gali doonaan shirka dib u hishiisiinta Maamulka Galmudug Iyo ahlusuna oo ka furmi doona dalka jabuuti, Sidoo kale waxaa dalka Jabuuti ku wajahan wafdi ka socda Maamulka Gobolada Dhexe ee  ahlusuna waljameeca.

Wadahadalka  u dhaxeeya Galmudug iyo Ahlusuna Waljameeca waxaa garwadeen ka ah Urur Goboleedka IGAD, waxaana labada dhinac laga filayaa in ay is afgarad ku gaaraan halkaasi, sida la ogsoon yahay waxaa wali dhamaan qilaafkii udhexeeyey Madaxda Galmudug.
ahlusuna

galmudg

galumudg

galmudg

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.