DAAWO SAWIRRADA munaasibadii xalay & Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo 66 Guurrada Radio Muqdisho Ka Qeybgalay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo, Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Thabit Cabdi Maxamed, Wasiirrada Warfaafinta,Dhalinyarada iyo Maalliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaanno ka socday labada aqal ee Baarlamaanka, intooda badan Wasiirradii hore ee Warfaafinta,Agaasimeyaasha Warbaahinta gaarka iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay 66 sano guurradii kasoo wareegatay aas aaska Radio Muqdisho.

Akhristayaasheenna Sharafta leh halkaan waxaan idiinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Munaasabadda Radio Muqdisho oo dhameystiran ayadoo wararka iyo faah faahinnada khudbadaha madaxda aan horey idiinkugu soo gudbinay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.