Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe oo nairobi lagu soo dhaweeyey

sha

Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe shiiq Maxamed Shiiq maxamed shaakir ayaa xaflad soo dhaweyna loogu Sameey Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaana xafladaass u ameeyey Bulshada kaoo jeeda gobolada dhexe ayakoo uGu baaqay Madaxwayne Shaakir in wadahadalada Galmudug iyo ahlu Sunna horumar laga gaaro laysuna tanaasulo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.