Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2017

qaeax

Daawo:allaha caafiyee Hooyo wayeel ah oo tiri tacsi anigoo u imid ayaa qaraxii soobe i haleelay

3rd November 2017 admin 0

Dhaawacyo wax looga qaban waayey Isbitaalada Magaalada Muqdisho ayaa waxaa la keenay Nairobi, dadkaan la keenay isbitaal ku yaala Nairobi ayaa tiradooda dhan tahay 9 […]

bosaso

Daawo:Dekadda Boosaaso Oo Dib Loo Furay iyocanshuurtii Imaaradka oo Lajoojiyey si ku meel gaar ah

3rd November 2017 admin 0
qarjab

Puntland Oo U Digtay Somaliland Inay Keenaan Sanaadiiqda Cidbixinta Deegaanadeeda

3rd November 2017 admin 0

Soomaliland ayaa waxaa ka socda olalaha Doorashada waxaana digniin udiray Madaxada Puntland ayakoo ugu digaaya in sanduuqyada doorashada Somalilan lakeeno deganada Puntland ka taliso.

Madaxweyne Gaas oo la kulmay Xildhibaanada Labada Gole ee laga soo doortay Puntland

3rd November 2017 admin 0

Cabdi Wali Maxamed Cali “Gaas” Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa xalay magaalada Muqdisho kulan casho ah kula yeeshay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee Labada Gole kuwaas oo […]

shakur

Maxaad Kala Socotaa Shaqada imaaraadka U xil Saaratay Abdiraxmaan Abdishkur “

2nd November 2017 admin 0

Siyaasi Abdiraxmaan Abdishakuur Warsame Ayaa Kamid Ahaa Shaqsiyaadkii Ka Qaab Galey Shirkii Dowlada imaraadka Ku Qabtay Dubai Shirkaas uu Lagu Bur burinayay Qaranimada Dalkeena. Wasiir […]

shari

Daawo: Xildhibaanada Koonfur Galbeed ayaa saxiixay Mooshin xilka looga xayuubinaayo Madaxwaynaha Koonfur galbeed

2nd November 2017 admin 0

91 Xillibaan oo katirsan baarlamaanka Koofur Galbeed ayaa saxiixey mooshin xilka looga qaadaayo Sharif xasan iyaga oo sheegey iney hanjabaad kala kulmeen hogaanka maamulka, Xildhibaanada […]

odayaal

Daawo: Golaha duubabka qaranka Soomaaliyeed oo maanta Muqdisho kulan ku yeeshay ayaa soo dhaweeyey Waxqabadka Dowlada

2nd November 2017 admin 0

135-ta Oday ee soo xulay Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo ah Duubabka Qaranka Soomaaliyeed intooda ku sugan Gobolka Banaadir oo ka kulmay xaalada amni ee […]

farmaajo

Daawo:Warmurtiyeedkii kasoo baxay shirkii aminga ee uu shir Gudoominaayey Madaxwaynaha Soomaliya

2nd November 2017 admin 0

Waxaa Magaalada Muqdisho ka dhacay shir uu shir gudoominaayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka sida Mudane Maxamed Cabdullaahi […]

No Image

Ciidamada koonfur Galbeed aya Hiigan la galiyey si ay ula dagaalamaan Al-shabaab”Sawiro”

2nd November 2017 admin 0

Wasaarada Amniga Koonfur Galbeed ayaa Daqiiqado ka Hor Waxaa ay sheegtay In Ciidamadeeda ku sugan Degmooyinka Gobolada bay bokool iyo shabelaha Hoose La Galiyay Heeganki […]

bolis

Taliye Cusub ee Ciidanka Booliska oo Xilka la wareegay”Masawiro”

2nd November 2017 admin 0

Xaflad ka dhacday xarunta akademiyada boliiska ayaa xilkii taliyenimo ee ciidanka boliiska lagu wareejiyay kusimaha taliyaha ahna taliye kuxigeenka kowad ciidanka boliiska sareeye guuto muqtaar […]

deg

Madaxweynaha Soomaaliya oo Kulan Ammaanka looga hadlayo la leh M/weyneyaasha Maamulada iyo Taliyaasha Ciidamada

2nd November 2017 admin 0

Wararka aan ka heleyno Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Hadda Kulan Deg Deg ah oo Ammaanka looga hadlayo uu ka socdo Gudaha Madaxtooyada Soomaaliya,waxaana Kulanka […]

dhusamareb

Howlgal lagu Bur-burinayo Dhismayaasha Sharci darada ah oo maanta ka bilowday Magaalada Dhuuso Mareeb

2nd November 2017 admin 0

Maamulka degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud ayaa  markii ugu horeysay bilaabay Howlgal lagu burburinayo dhismayaasha Sharci darada ah iyo kuwa ku yaala Degmadaasi,Waxaa uuna maamulka […]

Diyaarad laga leeyahay Imaaradka Carabta oo Dhaawacyo ka Qaatay Muqdisho,geynaysana Dalka Kenya.

2nd November 2017 admin 0

Waxaa maanta Magaalada muqdisho soo gaartay Diyaarad laga leeyahay Wadanka Imaaraadka Carabta,Taasi oo garoonka ka qaaday Dadkii ku dhaawacmay Qaraxyadii ka dhacay magaalada Caasimada ah […]

gaas

Madaxweynaha Puntland oo Si Kumeel Gaar Ah Degmada Bursaalax Ugu Magacaabay Guddoomiye Iyo Guddoomiye Ku-xigeen(Akhriso)

2nd November 2017 admin 0

Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha  Puntland  Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo lagu magacaabay si kumeel gaar ah Xeer Madaxwayne Lr. 130 October 27 – 2017 […]

No Image

Ganacsatada boosaaso & maamulka putland oo kula saxeexda magaalada boosaaso kaas oo ku aadan khilaafka dekeda waxaana dib loo soo celinayaa hawlihii dekeda.

2nd November 2017 admin 0

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in heshiis laga gaaray khilaafkii ka taagnaa Dekeda ee sababta u noqday in muddo todobaad ah Dekeda la […]

Posts pagination

« 1 … 30 31 32 33 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes