Maxaad Kala Socotaa Shaqada imaaraadka U xil Saaratay Abdiraxmaan Abdishkur “

shakur

Siyaasi Abdiraxmaan Abdishakuur Warsame Ayaa Kamid Ahaa Shaqsiyaadkii Ka Qaab Galey Shirkii Dowlada imaraadka Ku Qabtay Dubai Shirkaas uu Lagu Bur burinayay Qaranimada Dalkeena.
Wasiir hore Abdiraxmaan Abdishakuur Ayaa imaaraadka U Xil Saartay Arimaha Warfaafinta iyo Sameenta Warqadu Been Abuur Ah oo Laga Sameeyo Xafiisayada Dowlada Sidoo kale Wuxuu Hada Wadaa Doodo Lagu Marin Habaabinayo Bulashada Si Dadka looga Horkeeno Dowlada, Doodahaas Wuxuu Abdishakuur iska Dhigaa Shaqsi Lagu Marti Qaado Lkn Waxaa Xaqiiq Ah inuu isga Abaabulo Lacagna Ku Bixiyo Doodaha Lagu Maskax Badalyo Shacabka.
Shaqsigan Ayaa Sidoo Kala Hada Ku Hawlan Dacaaydo Laga Sameynayo Dowladaha Qadar iyo Turkiga Si Faham Qaldan Shacabka Looga Siiyo Waana Shaqada Ogu Muhiimsan Ee ay Dowlada imaaraadka Carabta uga fadhido inuu kamari dhaliyo Abdiraxmaan Abdishakuur.

Hadba Yuu lawadaagaa Abdiraxmaan Abdishakuur Xogaha Shaqada uu imaaraadka Somaliya Uga Qabto?
Ma adka Jawaabta Su’aashaas Waxaa uu Si Toos Ah ugu Xiran Yahay Sarkaal Sirdoon ah oo Dowlada imaaraadka u Xil Saartay Arimaha Somaaliya kaasi Oo Lagu Magacaabo Khalfaan wuxuuna Hada Ku Sugan yahay Magaalada Dubai.

Sidoo kala Abdiraxmaan Abdishakuur Ayaa Mudooyinkan Wada In Fasiraad Qaldan Ka Bixiyo Shaqsiyaad Bulashada Magac ku dhex leh kuwaas oo uu kamid yahay Agaasimaha madaxtooyada soomaaliya Fahad Yaasiin xaaji daahir oo dacaayado ka dhan ah uu la fadhiyo goobaha Fadhi ku dirirka ah ee la isugu yimaado, isagoo ka sheega warar aan sal iyo baar toona aan laheyn.
Marba meel ayey soo istaagayeen ceebaha iyo fadeexada uu Dhax Fadhiyo Wasiir hore Cabdiraxmaan Cabdishakuur, laga soo bilaabo maalinkii taariikhda dalkeena baalka madow ka Galay ee uu qalinka ku duugay iibinta Badda Dalkeena, oo uu u saxiixay shisheeye aan dooneyn dowladnimada Dalkeena.

Mr Warsame iyo siyaasiyiin kale ayaa markii ay ku fashilmeen Hogaaminta dalka oo waxqabad iska Daaye ayba Badeenii iibsadeen waxay hadda isu badaleen dilaaliin u adeega dowlada Imaaraadka kuwaas oo ka caawinaya sidii dalka uusan dib cagihiisa ugu istaagi laheyn arintaas oo uu ku barataarayo Cumar Cabdirashiid oo katirsan aqalka sare Koobkane u qaaday ka dalaalidda soomaalida iyo u dalaalidda Shisheeyaha aan dooneyn in la arko soomaaliya oo dowlad isku filan ay ka hana qaado.

Waxaan dhawaan baahin doonaa Xogo badan oo sir ah iyo Dikumiintiyo ku saabsan shaqada Cabdiraxmaan Cabdishakuur, iyo kaalintiisa uu ku leeyahay arimaha socda oo ay ugu horeyso shaqada ay Imaaraadka u xilsaaratay inuu u qabto ee ah dhinaca faafinta dacaayado Dadka Lagu Wadada Wanaage Looga Qaldayo?

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.