Daawo: Xildhibaanada Koonfur Galbeed ayaa saxiixay Mooshin xilka looga xayuubinaayo Madaxwaynaha Koonfur galbeed

shari

91 Xillibaan oo katirsan baarlamaanka Koofur Galbeed ayaa saxiixey mooshin xilka looga qaadaayo Sharif xasan iyaga oo sheegey iney hanjabaad kala kulmeen hogaanka maamulka, Xildhibaanada Koonfur Galbeed ayaa moduuyinkaan dambe waday abaabul xilka looga qaadayo madaxwayne Shariif xasan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.