Daawo:Warmurtiyeedkii kasoo baxay shirkii aminga ee uu shir Gudoominaayey Madaxwaynaha Soomaliya

farmaajo

Waxaa Magaalada Muqdisho ka dhacay shir uu shir gudoominaayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka sida Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay goob joog ahaayeen R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Somaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre, R/wasaare ku xiggeenka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, Taliyeyaasha Ciidamada qalabka sida, Madaxweyneyaasha Dowlad goboleedyada Soomaaaliya, Wasiirka Amniga iyo Masuuliyiin kale.

Shirkaan ayaa waxaa looga hadlayay Qorshaha Difaaca Qaranka, dagaalka ka dhanka ah Nabad diidka Argagixisada ah ee Alshabaab iyo arrimo, shirka markuu dhamaaday ayaa waxaana laga soo saaray war Murtiyeed uu aqriyey Wasiirka Warwfaafinta Soomaliya Yariisow.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.