Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2017

farmajo

Daawo:Khudbadii Mahiimka ahayd ee Madaxwaynaha Soomaliya ka jeediyey Shirkii Madaxda dowlada iyo Maamul goboleedyada

5th November 2017 admin 0

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta khudbad mahiim ah ka jeediyay shirkii Madaxda Dowladda iyo kuwa Dowlad goboleedyada ee Maanta la soo […]

roob

Daawo:Roobab Lagu Diirsaday Oo Ka Da’ay Magaalda Buuhoodle

5th November 2017 admin 0

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay Doorashadda Somaliland

5th November 2017 admin 0

Madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyadda ee ku shirsanaa Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay doorashadda ka socota degaanada maamulka Somaliland. Dowladda waxa ay sheegtay […]

Akhriso: War murtiyeedkii ka soo baxay shirkii Madaxda dowladda iyo maamul goboleedyada

5th November 2017 admin 0

Waxaa goor dhow la soo gaba gabeeyay shirkii Madaxda dowladda iyo maamul goboleedyada uga socday magaalada Muqdisho, iyadoo lagu saxiixay war murtiyeedkii ay ku heshiiyeen […]

madasha

Shirkii Madaxda dowladda iyo maamul goboleedyada oo soo dhamaaday

5th November 2017 admin 0

Waxaa Goor dhow  Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada waxaana laga soo saaray war murtiyeed ay ku heshiiyeen […]

Madaxweynaha Hirshabelle oo Kulan Laqaatay Xildhibaanada Hirshabelle Ku Matala Dowladda Dhexe + SAWIRO

5th November 2017 admin 0

Madaxweynaha Hirsahebelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho Xildhibaanada Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Hirshabelle ku matala Dowladda Federaalka ah […]

puntland

Daawo:Puntland oo ugu deeqday dadkii kuwax yeeloobay qaraxii soobe 500 kun oo doolar ku dhawaad

5th November 2017 admin 0

Deeqdaan Lacageed oo ay iska soo aruuriyaan shacabka iyo maamulka Puntland ayaa kudhawaad 500,000 kun oo Dallar taasi oo loogu tala galay in loogu gargaaray […]

No Image

Puntland iyo Daacish oo dad ka qab qabtay Gobalada Bari iyo Sanaag.

5th November 2017 admin 0

Ciidamada amaanka Puntland ayaa la sheegay in dad ay ka qab qabtay Buuraha Gobalka Sanaag kadib Howlgal ay halkaas ka sameeyeen Ciidanka amaanka. Ciidamada Puntland […]

No Image

Ku dhawaad 10 qof oo ku dhintay Roob ka da’ay Muqdisho

5th November 2017 admin 0

Iyadoo habeenadii la soo dhaafay Kuleel daran ka jiray Magaalada Muqdisho ayaa xalay waxaa ka bilaawday roob ay ku diirsadeyn dadka ku nool magaalada. Inkastoo […]

No Image

In kabadan 90 Xildhibaan oo Saxiixday Mooshin Xil ka qaadis ah

5th November 2017 admin 0

Madaxweynaha Maamulkaas Shariif Xasan Shiikh Aadan waxaana lagu wadaa in ay Gudbiyaan maalmaha soo socda ay Idaacadda kulmiye u sheegeyn. Xildhibaan Amiin Maxamed Faarax oo […]

War murtiyeedka Shirka Wadatashiga Warbaahinta Heer Federaal, Dowlad Goboleedyada iyo Bahda Warbaahinta

5th November 2017 admin 0

Kulan Wadatashi ah oo looga hadlayay iskaashiga, mideynta iyo horumarinta warbaahinta dalka, ayaa Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta ee Dowladda Federaalka, Dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka […]

hawen

Ururuka Haweenka qaranka Soomaliyeed ayaa tobabar usoo xiray kuwdhawaad 50 Haween

5th November 2017 admin 0
wasiir

Daawo:Wasiirka Cadalada Soomaliya oo London ka qabygalay Borordiiq iyo duco

5th November 2017 admin 0

Wasiirka Cadaalada Soomaliya ayaa waxauu magaalada London kaga qayb galay Baroordiiq iyo Duco loo sameeyey Dadkii wax ku noqday qaraxyadii ka dhacay Magaalada Muqdishi.

masjid

Muxaadaro Iftiinka Diinta Islaamka

4th November 2017 admin 0
garabaya

Tacsi Tiiraanyo leh allaha Unaxariisto Bashiir Faarax Diiriye “Garaabaaye”.

4th November 2017 admin 0

Innaa lillaah wa inaa ilayhi Raajucuub Geerida ku timid Bashiir Faarax Diiriye “Garaabaaye” oo ku geeriyootay degmada Caabudwaaq  ayaa waxaa looga tacsiyeynayaa dhamaan ehelkii iyo dhamaan […]

Posts pagination

« 1 … 28 29 30 … 33 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes