Daawo:Puntland oo ugu deeqday dadkii kuwax yeeloobay qaraxii soobe 500 kun oo doolar ku dhawaad

puntland

Deeqdaan Lacageed oo ay iska soo aruuriyaan shacabka iyo maamulka Puntland ayaa kudhawaad 500,000 kun oo Dallar taasi oo loogu tala galay in loogu gargaaray dadkii ay wax yeelada ka soo gaartay musiibadii ka dhacay Isgooska Zoobe ee magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.