Puntland iyo Daacish oo dad ka qab qabtay Gobalada Bari iyo Sanaag.

Ciidamada amaanka Puntland ayaa la sheegay in dad ay ka qab qabtay Buuraha Gobalka Sanaag kadib Howlgal ay halkaas ka sameeyeen Ciidanka amaanka.

Ciidamada Puntland ee Howlgalka sameeyay ayaa la sheegay in ay qabtayn ugu yaraan 5 kuwaas oo ay sheegeen in laga shakiyay oo baaritaan lagu sameyn doono loogana cabsi qabo in ay qorsheynayeen weeraro Gobalka ka dhaco.

Dhinaca Kale Daacish ayaa la sheegay in 9 qof oo Shacab ah ay ka qabatay Nawaaxiga deegaanka Buqa oo ay diyaaradaha Maraykanka duqeyn ka fuliyeen.

Daacish ayaa la sheegay in dadkaan oo dhinyaro u badan ay ka qabatay deegaan dhowr KM u jir Saldhigooda Buqa waxayna ku eedeeyeen in ay hagayeen Duqeyn lala beegsaday Fariisinka Daacish ee Buqa

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.