Tacsi Tiiraanyo leh allaha Unaxariisto Bashiir Faarax Diiriye “Garaabaaye”.

garabaya

Innaa lillaah wa inaa ilayhi Raajucuub Geerida ku timid Bashiir Faarax Diiriye “Garaabaaye” oo ku geeriyootay degmada Caabudwaaq  ayaa waxaa looga tacsiyeynayaa dhamaan ehelkii iyo dhamaan qoyskaiisa eebe looga baryayaa inuu janadii Fordowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana midigta ka siiyo, eheladii iyo qoyskii uu kabaxayna Samir iyo iimaan inuu eebe kasiiyo Aamiin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.