Akhriso: War murtiyeedkii ka soo baxay shirkii Madaxda dowladda iyo maamul goboleedyada

Waxaa goor dhow la soo gaba gabeeyay shirkii Madaxda dowladda iyo maamul goboleedyada uga socday magaalada Muqdisho, iyadoo lagu saxiixay war murtiyeedkii ay ku heshiiyeen Madaxda.

Munaasabadda saxiixa heshiiska oo goor dhow soo dhamaatay ayaa waxaa saxiixa kaddib khudbado jeediyay Madaxweyne Farmaajo, Ra’iisul Wasaaraha, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas oo ah Guddoomiyaha Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada.

Shirkan oo qaatay muddo 8 cisho ayaa ugu dambeyn Madaxda ku heshiiyeen qodobadii la isku hayay ee sababay in shirka dheeraado.

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Cabdi Faarax Juxa ayaa akhriyay War murtiyeedka ay ku heshiiyeen Madaxda dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada.

Halkan hoose ka akhriso war murtiyeedka shirka ka soo baxay:-

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.