Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2017

ciyaar

Cayaarihii Gobollada ee lagu qaban lahaa Kismaayo oo Muqdisho loo soo Wareejiyay

30th November 2017 admin 0

Sida lagu sheegay War ka soo baxay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wasiiradda Cayaaraha Maamul Gobolleedyada ayaa lagu sheegay in Cayaarihii  Gobollada […]

No Image

Wasaaradda Shaqadda iyo Shaqaalaha oo Amartay in la Fasaxo Shaqaalaha Maanta si ay uga qeyb galaan Xuska Dhalashada Nabigeena Muxamed(NNKH)

30th November 2017 admin 0

Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in Maanta  oo ay taariikhda Hijriyadu ku beegantahay  12-ka Mowliid ay shaqaalaha rayidka ah ee […]

muqdisho

Daawo:Tababar ku aadan sidii dalka loo gaarsiin lahaa doorasho qof iyo cod ah 2020 ayaa Muqdisho Kadhacay

30th November 2017 admin 0
No Image

Daawo:Barmaamijka Xuska Nabiga NNKH By Shiiq Bashiir Axmed

30th November 2017 admin 0
qaran

Daawo:Xafladii Soo dhaweynta Gudoomiyaha Haweenka qaranka Soomaliyeed Batuulo Gabale London

30th November 2017 admin 0

Waxaa Magaalada London ee wadanka Uk Xaflad Soo dhawayn ah loogu sameeyey Gudoomiyaha Haweenka qaran Soomaliyeed Marwo Batuulo Shiiq Axmed Gabelle waxaana Xafladaan Soo dhaweynta […]

far

Madaxwaynaha Soomaliya ayaa ka qayb galay Shirka Midowga Yurub iyo Africa”Sawiro”

29th November 2017 admin 0

Madaxweyne Somaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ka qeyb-galaya Shirka 5aad ee Madasha Iskaashiga Midowga Afrika iyo Midowga Yurub Abidjan, 29, Nofeembar, 2017; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka […]

muqtar

Daawo:Wasiirkii hore ee wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya iyo Sh Muqtaar Roobow ayaa maanta gaaray degmada Xudur

29th November 2017 admin 0
ciidamo

Daawo:Hawlgal Ciidan oo lagu baacsanayo Alshabab ayaa kasocda degaanada Gobolka Hiiraan

29th November 2017 admin 0

Ciidamada Xooga dalka Soomaliyeed oo kaashanaya Ciidamada Dalka Jabuuti ee aan walaalaha aan nahay ayaa waxay deeganada Gobolka hiiraan qaar kamida kawadaan hawgalo lagu baacsanaayo […]

No Image

Daawo:Wasiir Bayle oo Sheegay in daba Gal Lagu sameynayo ganacsiga qarsoon ee Kasocda Xalane Kasocda

29th November 2017 admin 0
No Image

Daawo+Sawiro Caabudwaaq ayaa waxaa Laga Xusay Xuska Dhalashadda Nabiga NNKH

29th November 2017 admin 0

Waxaa Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud lagu munaasabad balaaran oo Laga Xusay Xuska Dhalashadda Nabiga NNKH waxaana kazoo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada […]

robow

Muqtaar Roobow oo Magaalada xudur u tagay sidii uu uga qayb qadan lahaa Dagaalka Al-shaabab”Sawiro”

29th November 2017 admin 0

Degmadda Xudur ee Gobolka Bakool waxaa maanta gaaray Shiikh Muqtaar Roobow Cali (Abuu mansuur) oo ahaan jirey ku-xigeenkii hogaamiyihii Xarakadda Al-shabaab oo dhawaan isku soo […]

Xaaladda Magaalada Boosaaso oo Maanta kacsan iyo Ganacsigii oo xiran

29th November 2017 admin 0

Waxaa xiran in badan oo kamid ah ganacsiga magaalada Bosaaaso, shirkadaha waaweyn ayaa  albabada u xirey xarumahoodi ganacsiga, sidaas si lamid ah waxaa sameeyey ganacsatada […]

No Image

AKHRISO: Magacyadda Golaha Wasiiradda Hirshabeelle

29th November 2017 admin 0

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goordhow ku dhawaaqay gole wasiir oo ka kooban 47 xubnood. Golaha wasiirada ayaa waxa ay isugu jiraan qaar […]

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay weerar ay Ciidanka Xoogga ku qaadeyn Saldhig ay ku sugnaayeen Al-shabaab.

29th November 2017 admin 0

Wararka naga Soo gaaraya Deegaanka baladul-amiin oo hoostaga degmada Afgooye ayaa sheegaya in Ciidanka Xooga Dalka ay saakay howlgal ay ka fuliyeen deegankaasi,iyagoona tuulooyin badan […]

jubaland

Daawo:Booliska Jubaland oo tababar loogu soo xiray Kismaayo

29th November 2017 admin 0

Waxaa Magaalada Kismaayo ee xarunta Ku meel gaarka ah ee maamulka Jubaland tababar llogu soo xiray qaar kamida booliska Magaalada Kismaayo.

Posts pagination

« 1 2 3 … 33 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes