AKHRISO: Magacyadda Golaha Wasiiradda Hirshabeelle

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goordhow ku dhawaaqay gole wasiir oo ka kooban 47 xubnood.

Golaha wasiirada ayaa waxa ay isugu jiraan qaar hore uga tirsanaa dowladii Cali Cabdulaahi Cosoble iyo kuwo cusub. Golaha Wasiirada ayaa waxa ay ka kooban yhiin 20 wasiir 20 wasiir ku xigeen iyo 7 Wasiiru dowle.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.