Daawo:Hawlgal Ciidan oo lagu baacsanayo Alshabab ayaa kasocda degaanada Gobolka Hiiraan

ciidamo

Ciidamada Xooga dalka Soomaliyeed oo kaashanaya Ciidamada Dalka Jabuuti ee aan walaalaha aan nahay ayaa waxay deeganada Gobolka hiiraan qaar kamida kawadaan hawgalo lagu baacsanaayo kooxda Argagixisada ee Alshabab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.