Daawo:Xafladii Soo dhaweynta Gudoomiyaha Haweenka qaranka Soomaliyeed Batuulo Gabale London

qaran

Waxaa Magaalada London ee wadanka Uk Xaflad Soo dhawayn ah loogu sameeyey Gudoomiyaha Haweenka qaran Soomaliyeed Marwo Batuulo Shiiq Axmed Gabelle waxaana Xafladaan Soo dhaweynta ah soo qaban qaabiyey HaweenkaSoomaliyeed ee mgaalada London.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.