Daawo+Sawiro Caabudwaaq ayaa waxaa Laga Xusay Xuska Dhalashadda Nabiga NNKH

Waxaa Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud lagu munaasabad balaaran oo Laga Xusay Xuska Dhalashadda Nabiga NNKH waxaana kazoo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada Caabudwaaq sida Culimada,Dhalinyarada,Haweenka,waxgaradka iyo qaybaha kala Duwan ee Degmada Caabudwaaq.

cw

cw

cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.