Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2017

Dhagesyo:Gudoomiyaha Taabit oo Tacsi u diray ehelada marxuum Cumar Ismaaciil Sheekh Xasan.

25th September 2017 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka Benaadir iyo Duqa Magaaladda Muqdisho Mudane Taabit ayaa Tacsi u diray Qoyskii iyo eheladii Marxuum Cumar Ismaaciil Sheekh Xasan ooo maanta gacan ka […]

xafsade

Daawo:Madaxwayne Xaaf oo Sheegay in dowladu kaxanibtay diyaaradii uqadi lahayd Cadaado

24th September 2017 admin 0

Madaxwaynaha Galmudug ayaa waxuu eedeyn ujeediyey dowlada dhexe Soomaliya waxuuna sheegay in diyaaradii kasoo qaadi lahyd magaalada Hargaysa oo keeni lahyd xarunta kumeel gaarka maamulka […]

Dagaal culus oo ka dhacay duleedka Magaalada Kismaayo

24th September 2017 admin 0

Wararka inaga soo gaaraya deegaanka Buulo gaduud ee duleedka Magaalada Kismaayo, ayaa sheegaya dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamado Ajaanib ah iyo Xoogaga Shabaab inuu […]

xaaf

Maqal iyo Muuqaal:Golaha Wasiirada Galmudug oo Ku baaqay in lajoojiyo Mooshinka laga wado Madaxwayne Xaaf

24th September 2017 admin 0

Shirka golaha wasiirada maamul Goboleedka Galmudug oo uu shir gudoominaayey madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Maxamed Xaashi (Carabeey) ayaa maanta looga hadlay arrimo ku saabsan Khilaafka […]

No Image

Dhageyso Yuusf Garad Maamul Goboledyada Awood Uma Lahan inay Heshiisn La Galaan Dowlado Kale

24th September 2017 admin 0

Wasiirka Arrimaha Dibada Xukuumadda Federaalka Soomaliya Yuusuf Garaad Cumar oo ka qeyb galayay kulan Jaaliyadda Soomaliyeed ee dalka mareykanka ay soo qaban-qaabisay islamarkaana su’aalo lagu […]

southafrica

Daawo:Afar Carruur ah oo ku dhintay Dab ka Kacay guri ku yaala Hargeysa

24th September 2017 admin 0

Afar Carruur ah oo sadex kamida wada dhashay ay ku dhinteen Dab ka kacay Guri ay ka daganaayeen Magaalada Hargeysa , Sidoo kale Dabka ayaa […]

Diyaarad 40 sanno ka hor Muqdisho lagu soo afduubtay oo dalkeeda dib loogu celiyay”Sawiro”

24th September 2017 admin 0

Diyaarad ay leedahay shirkadda diyaarada Lufthansa ee laga leeyahay dalka Jarmalka oo Soomaaliya ayadoo afduub ahaan loo wato la keensaday sanadkii 1977 ayaa maanta la […]

No Image

Daawo:Madaxweyne Somaliya oo Guddoomiyey Shir Ku Saabsan Dar-dar Gelinta Hawlaha Dib-u-eegista Dastuurka

24th September 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xarunta Madaxtooyada ku guddoomiyey shir ku saabsan dar-dar gelinta hawlaha dib u eegista dastuurka. Shirkan waxaa […]

rashin

Daawo:Raashin Lagaarsiiyey Tuulooyinka Hoos yImaada Demada Luuq Sida Shaatilow

24th September 2017 admin 0

Waxaa Magaalada luuq ee gobolka Gedo ayaa La gaarsiiyey deeq raashin ah oo loogu talagalay dadka abaaruhu saameeyeen, Raashinkaan ayaa ka yimid dowlada federaalka ah […]

No Image

Daawo:Haweenka Degmada Balanbale ayaa dhaliil usoo jeediyey wasarada Haweenka Galmudug

24th September 2017 admin 0

Waxaa Magaalada Balanbale ee Gobolka Galgaduud war saxafadeed ku qabtay Ururka Haweenka Degmada Balanbale waxayna dhaliil usoo jeediyeen Maamulka Galmudug Gaar ahaan wasarada Haweenka Galmudug […]

DAAWO SAWIRRADDA: Shilkii ka dhacay degmada Shibis

24th September 2017 admin 0

Shil gaari ayaa saakay ka dhacay Isgoyska Nasiib Buundo ee Degmada Shibis, kadib markii uu rogmaday gaari noociisa uu yahay UD, kaasi oo siday Shaqaalaha […]

No Image

Madaxweynaha Hirshabeelle oo maanta ku wajahan degmada Jalalaqsi

24th September 2017 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ku wajahan degmada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan oo ka mid ah degmooyinka Al-Shabaab […]

No Image

Galmudug”Waxaan Puntland ka difaaceyna Shacabka ay ku dileyso Bariga Mudug

24th September 2017 admin 0

Taliyaha Gobalka Mudug ee Maamulka Galmudug Hasan Faarax Kaarshe oo wareysi siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa sheegay in Ciidamo ka tirsan Puntland ay weeraro toos ah […]

No Image

Daawo:Wasiirka Warfaafinta oo Golaha Shacabka Horgeeyey Wax Ka Bedelka Xeerka Saxaafada

24th September 2017 admin 0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta Golaha Shacabka horgeeyey Wax Ka Bedel Lagu Sameeyey Xeerka Saxaafada si ay […]

diya4a

Daawo:Diyaaradii Ugu Horeysay ee Rakaab Sida Oo Caawa 27 Sano Kadib Xili Habeen Ah Kasoo Degtay Muqdisho

23rd September 2017 admin 0

Waxaa 27 sano ah kadib markii ugu horeysay waxaa caawa garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho kasoo degtay diyaaradii ugu horeysay ee sida rakaab […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 31 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes