Daawo:Madaxwayne Xaaf oo Sheegay in dowladu kaxanibtay diyaaradii uqadi lahayd Cadaado

xafsade

Madaxwaynaha Galmudug ayaa waxuu eedeyn ujeediyey dowlada dhexe Soomaliya waxuuna sheegay in diyaaradii kasoo qaadi lahyd magaalada Hargaysa oo keeni lahyd xarunta kumeel gaarka maamulka Galmudug dowlada soomaliya xanibtay in kabadan shan Saac.

xaaf aya waxuu baaq udiray shacaka Galmudug in lagu soo duulay lana rabo in labaabiyo waxuuna ka codsaday beeha caalamka inay arintaan eegto

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.