DAAWO SAWIRRADDA: Shilkii ka dhacay degmada Shibis

Shil gaari ayaa saakay ka dhacay Isgoyska Nasiib Buundo ee Degmada Shibis, kadib markii uu rogmaday gaari noociisa uu yahay UD, kaasi oo siday Shaqaalaha ka xoogsada Garoonka Aadan Cadde.

Maamulka Degmada Shibis, ayaa xaqiijiyay geerida hal ruux, balse dadkii meesha joogay waxa ay arkeen dhimashada illaa saddex ruux iyo dhaawaca 20 ruux

  

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.