Daawo:Haweenka Degmada Balanbale ayaa dhaliil usoo jeediyey wasarada Haweenka Galmudug

Waxaa Magaalada Balanbale ee Gobolka Galgaduud war saxafadeed ku qabtay Ururka Haweenka Degmada Balanbale waxayna dhaliil usoo jeediyeen Maamulka Galmudug Gaar ahaan wasarada Haweenka Galmudug oo dhunsatay dhaqalihii loogu talagalay Haweenka degmada Balanbale.

Gudoomiyaha Haweenka Balanbale Xaliimo Warsame Xasan “Dayr” iyadoo abaal marino gudoonsiisay haweenka degmada Balanbale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.