Daawo:Raashin Lagaarsiiyey Tuulooyinka Hoos yImaada Demada Luuq Sida Shaatilow

rashin

Waxaa Magaalada luuq ee gobolka Gedo ayaa La gaarsiiyey deeq raashin ah oo loogu talagalay dadka abaaruhu saameeyeen, Raashinkaan ayaa ka yimid dowlada federaalka ah Soomaliya waxaana loo kala diray Tuulooyinka Hoos yimaada demada Luuq ee Gobolka Gedo sida Shaatilow raashinkaan ayaa ka koobnaa Bur, Bariis iyo Saliid.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.