Dhageyso Yuusf Garad Maamul Goboledyada Awood Uma Lahan inay Heshiisn La Galaan Dowlado Kale

Wasiirka Arrimaha Dibada Xukuumadda Federaalka Soomaliya Yuusuf Garaad Cumar oo ka qeyb galayay kulan Jaaliyadda Soomaliyeed ee dalka mareykanka ay soo qaban-qaabisay islamarkaana su’aalo lagu weydiinayay ayaa ka hadlay sida uu u arko go’aanada Maamul goboleedyadda dalka ka jira ay soo saareen mudooyinkii dambe ee ku aadanaa in ay xiriirka u jareen Dowladda Qatar.

Yusuuf Garaad ayaa sheegay in Dowladd goboleedyadda dalka ka jira aysan xaq u laheyn in ay ka hadlaan arrimaha dibada, taasina mar walba loogu dambeyn doono Xukuumadda federaalka Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.