Daawo:Afar Carruur ah oo ku dhintay Dab ka Kacay guri ku yaala Hargeysa

southafrica

Afar Carruur ah oo sadex kamida wada dhashay ay ku dhinteen Dab ka kacay Guri ay ka daganaayeen Magaalada Hargeysa , Sidoo kale Dabka ayaa la sheegay in Dhaawac Culus uu ka soo gaaray Hooyadii dhashay Afarta Carruurta ah ee ku dhintay Dabka qabsaday Gurigooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.