Maqal iyo Muuqaal:Golaha Wasiirada Galmudug oo Ku baaqay in lajoojiyo Mooshinka laga wado Madaxwayne Xaaf

xaaf

Shirka golaha wasiirada maamul Goboleedka Galmudug oo uu shir gudoominaayey madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Maxamed Xaashi (Carabeey) ayaa maanta looga hadlay arrimo ku saabsan Khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeyo madaxda ugu sareyso maamulkaasi.

Waxaana shirkaasi inta uu socday lagu faaqidey xal u helida is qab qabsiga mas’uuliyiinta maamulkaasi oo sabab u ah mowfiqka uu madaxweynaha maamulkaasi ka qaatay khilaafka wadamada khaliijka Carabta.

Wasiirka wasaarada warfaafinta maamulka galmudug mudane Maxamuud aadan Cusmaan )ayaa warbaahinta u akhriyey war murtiyeed kasoo baxay shirka golaha wasiirada maamulkaasi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.