Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2017

No Image

4 Kun Qoys oo danyar ah ayaa Raashin loo qaybiyey Muqdisho

3rd September 2017 admin 0

Hey’ada bisha cas ee Imaaraatka Carabta ayaa hilibka Udxiyada ugu deeqday qoysas danyar ah oo kusugan Magaalada Muqdiho, dadkii hilibkaa loo qeybiyay ayaa ka mahadceliyay […]

muqdisho

Daawo:Hobolada Waaberi oo Bandhig faneed ku dhiagay Magaalad Muqdiho

3rd September 2017 admin 0
deg

Deg Deg: Dab xoogan oo goordhow ka kacay suuq bacaad ee degmada Yaaqshiid

2nd September 2017 admin 0

Wararka haatan naga  soo gaaraya suuq bacaad ee degmada yaaqshiid  ayaa sheegaya in dab xoogan uu goordhow ka kacay suuqaas. Dabka ayaa waxa uu marka […]

Afhayeenka ONLF oo sheegay halka lagu hayo Cabdikariin Qalbi Dhagax

2nd September 2017 admin 0

Afhayeenka jabhada ONLF Cabdiqadir Shekh Xasan Hirmooge (Cadaani) ayaa sheegay In Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo kamid ahaa saraakiisha ONLF in lagu hayo xarunta […]

shabab

Daawo:Sarkaal ka Tirsan Al shabaab Oo Lagu Dilay Shabeelaha Hoose

2nd September 2017 admin 0
No Image

Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug oo Gaaray Magaaladda Gaalkacyo

2nd September 2017 admin 0

Magaaladda Gaalkacyo ee Gobolka Mudug waxaa maanta gaaray Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey. Madaxweyne ku-xigeenka Waxaa safarkiisa […]

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan oo Eedeyn u Jeediyay Xildhibaanada Hirshabelle iyo Dowlada Dhexe

2nd September 2017 admin 0

Cumar Aadan “Cumar Baadiyow” Gudoomiyaha gobolka Hiiraan   ayaa sheegay in dadka kunool gobolka Hiiraan ay ka tashadeen maamulka Hirshabeelle iyo dowladda Dhexe ee Soomaaliya. Gudoomiyaha  […]

Dabley Hubeysan oo Afar qof ku dilay Gobalka Nugaal

2nd September 2017 admin 0

Wararka Ka imaanaya Gobolka Nugaal ayaa waxaa ay Sheegayaan in kooxo hubeysan ay Afar ruux  ku dileeb gobalkaasi,sida ay Idaacaddda Kulmiye u  sheegeen  Dadka Deegaanka. […]

No Image

Axmed Madoobe oo xabsiga udhaadhiciyey Shacab badan oo ubanaanbaxyey Labo Dhagax

2nd September 2017 admin 0

Wararka naga Soo gaaraya Magaalada kismaayo ayaa Waxaa ay Sheegayaan in Ciidamada Amaanka jubbaland ay Xabsiga Dhigeen Qaar ka mid ah Shacabka ku nool magaalada […]

Al-Shabaab oo odayaal ku dilay Degmada Ceel-Waaq ee Gobalka Gedo

2nd September 2017 admin 0

Wararka  Naga soo gaaraya degmada ceel waaq ee gobolka gedo ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay labo kamid ah oday dhaqameed- degnaa  degmada  ceelwaaq  kuwaas […]

luuq

daawo:sida looga ciiday Degmada Luuq

2nd September 2017 admin 0
No Image

Dhageyso:Ururka Naafada degmada Caabudwaaq ee Daryeel ayaa kahadlay xaalada haysta

2nd September 2017 admin 0

Ururka Naafada degmada Caabudwaaq ee Daryeel ayaa kahadlay Xaaladda haysata dadka lixaadkooda la’ee kunool magaalada Caabudwaaq Kulan ay maantay kuyeesheen Xafiiskooda  magaalada Caabudwaaq Xubnaha Sare […]

baladxaawo

Sideebaa looga ciiday degmada Baladxaawo

2nd September 2017 admin 0
masjid

Daawo:Sida looga ciiday magaalada Garbahaarey

2nd September 2017 admin 0

Magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ayaa waxaa isugu oo baxay Kumanan qof waxay salaada ciida ku tukadeen maaajidka magalada Garbahaarey ayakoo wajigoodu farhad kamuuqato.

Al-shabaab:-“35 Ka Tirsan Ciidamada Maamulka Puntland ayaa Dilnay”,

2nd September 2017 admin 0

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya labo qarax oo ka dhacay goob a fariistaan Ciidamada amaanka maamulka Puntland oo  ku taala deegaan dhaca duleedka magaalada […]

Posts pagination

« 1 … 28 29 30 31 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes