Dhageyso:Ururka Naafada degmada Caabudwaaq ee Daryeel ayaa kahadlay xaalada haysta

Ururka Naafada degmada Caabudwaaq ee Daryeel ayaa kahadlay Xaaladda haysata dadka lixaadkooda la’ee kunool magaalada Caabudwaaq Kulan ay maantay kuyeesheen Xafiiskooda  magaalada Caabudwaaq Xubnaha Sare ee Ururka Naafada Daryeel ee magaalada Caabudwaaq ayay kaga hadleen sida uu kushaqeeya Xafiiskooda oo dhawaan ay ka furteen magaalada Caabudwaaq  iyo Baahiya ay qabaan dadka lixaadkooda la’ waxaana ay sheegeen in Xafiiskoodu uu yahay mid lagu mideenayo dhibaatooyinkoodana lagu soo bandhigayo naafada deegaanka

Kala xiriir Gudoomiyaha Ururka Naafada Degmada Caabudwaaq Tel: 00252618893087


cw

cw

cw

cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.