Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2017

bosas

Daawo: Qaabkii uu dhacay Weerar Lagu Qaaday Hotel International Ee Magaalada Boosaso

9th February 2017 admin 0

Kooxo Hubeysan ayaa saaka abaarihii salaadii subax kaddib weerar ku qaaday Hotel Village ee ku yaala magaalada Boosaaso, iyadoo weerarka uu sababay dhimasho.

No Image

Banaanbaxyo lagu Taageerayo Madaxweyne Farmaajo oo ka socda dalka iyo dibada

8th February 2017 admin 0

Banaanbax lagu Taageerayo Guusha Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Caawa ka socda Magaalada Muqdisho iyo sidoo kale inta badan Gobolada Dalka Soomaaliya. […]

No Image

Hambalyo:Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya waxaa noqday Maxamed C/llaahi Farmaajo

8th February 2017 admin 0

Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya waxaa Maxamed C/llaahi Farmaajo,waxaana Wareegii ugu dambeeyay Tanaasulay Madaxweynaha hore Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu dhaariyay Isla Goobta lagu […]

deg

4 Musharax usoo Gudbay wareega Labaad iyo warega labaad oo bilowday

8th February 2017 admin 0

Waxaa soo dhamaatay Codbixinta Wareegii Koowaad Ee Baarlamaanka Labada Gole ay Dhiibteen. Waxaana wareega labaad usoo baxay Xasan Shiiq Maxamuud oo leh 88 Cod, Farmaajo […]

dorasho

Doorashada Madaxwaynaha oo bilaabanaysa goor dhow

8th February 2017 admin 0

Qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ayaa ka soconeysa hoolka logu talagalay in lagu qabto doorahada. xarunta Doorashada ayaa ku sii qul qulayaan Xildhibaannada baarlamaanka […]

deg

Qasaaro ka dhashey weerarkii lagu qaaday Hotel Village Boosaaso

8th February 2017 admin 0

Kooxo Hubeysan ayaa saaka abaarihii salaadii subax kaddib weerar ku qaaday Hotel Village ee ku yaala magaalada Boosaaso, iyadoo weerarka uu sababay dhimasho. Saraakiisha Puntland […]

jubba

Dhagays: Warbixin: Maamulka Jubbaland oo Caburin Toos ah ku Haya Wariyaasha Madaxa Banaan ee Kismaayo Ka Howlgala.

8th February 2017 admin 0

Somalia oo ka mid ah Meelaha ugu Badan ee lagu dhibaateeyo Wariyaasha Madaxa Banaan ee ushaqeeya Bulshada ayaa Dhawaan Mar kale Maamulka Jubbaland waxa uu […]

musharaxin

Maqal Muqaal:Musharaxiinta isbadal doonka oo isku raacay in codka loogu shubo Musharaxa ugu cod badan wareega Labaad

8th February 2017 admin 0

Musharaxiinta isbadal doonka ah oo isku raacay in codka loogu shubo Musharaxa ugu codka badan wareega Labaad si loo helo isbadal madaama umada soomaliyeed ku […]

sharif

Musharax shiiq shariif oo Kadigay in Musuq Maasuq Lagu sameeyo Doorashada

8th February 2017 admin 0

Musharax Shiiq shariif sh axmed ayaa Kadigay in Musuq Maasuq Lagu sameeyo Doorashada sababto ah laguma kalsoonaan karo raga xunkunka haya oo waqtigooda dhamaadey, waxaa […]

No Image

Daawo: Eedayn Loo JeediyayTaliska Booliska Somaliland Oo Iska Difaacay

8th February 2017 admin 0
dagaal

Dagaaal Culus oo ay soo qaadeen alshabab ayaa Caawa Ka Socda Ceelasha Biyaha

7th February 2017 admin 0

Degaanka Ceelasha Biyaha ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya inuu ka soconayo Caawa Dagaal Xoog leh oo u dhexeeya Ciidamada AMISOM iyo Al-shabaab, Dagaalka ayaa […]

xared

Daawo: Maareeyaha Garoonka Cadaado Ayaa Beeniyay in uu Bixiyay Amarkii Loogu Diiday Gudoomiye Xigeenka Barlamanka Galmudug

7th February 2017 admin 0
shir

75 Xildhibaan iyo Xasan shiiq oo Ku shiray Hoteelka SYl ee Muqdisho

7th February 2017 admin 0

Xildhibaanada taageersan madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku shirsan Hoteelka SYL ee Magaalada Muqdisho halka sidoo kale Hoteello uu ka mid yahay Hoteel Jazeera […]

farole

Dhageyso: Faroole oo Ka Hadlay Sababihii uu Ugu Tanasulay Musharaxnimadiisa, xildhinanada Ugu Baaqay Isbadal

7th February 2017 admin 0

Madaxweynihii Hore ee Maamulka Puntland C/raxmaan Shiikh Maxamuud Maxamed Faroole ayaa Goordhaweyd ku dhawaaqay in uu ka Tanasulay musharaxnimadiisa, C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole Madaxweynihii Hore […]

C/raxmaan Faroole oo Ka Tanasulay Musharaxnimada Madaxwaynaha Soomaliya

7th February 2017 admin 0

Madaxweynihii Hore ee Maamulka Puntland C/raxmaan Shiikh Maxamuud Maxamed Faroole ayaa Goordhaweyd ku dhawaaqay in uu ka Tanasulay musharaxnimadiisa. Faroole ayaa kamid ahaa Musharaxiintii Xalay […]

Posts pagination

« 1 … 14 15 16 … 21 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes