Hambalyo:Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya waxaa noqday Maxamed C/llaahi Farmaajo

Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya waxaa Maxamed C/llaahi Farmaajo,waxaana Wareegii ugu dambeeyay Tanaasulay Madaxweynaha hore Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu dhaariyay Isla Goobta lagu doortay,waxaana Dhaariyay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.