4 Musharax usoo Gudbay wareega Labaad iyo warega labaad oo bilowday

deg

Waxaa soo dhamaatay Codbixinta Wareegii Koowaad Ee Baarlamaanka Labada Gole ay Dhiibteen.

Waxaana wareega labaad usoo baxay
Xasan Shiiq Maxamuud oo leh 88 Cod, Farmaajo oo helay 72 Cod,
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo helay 49 Cod
Cumar C/rashiid Cali Sharmaake oo la yimid 37 Cod .

Musharaxiintii Codadka kale helay waxaa kamid ah
C/qaadir Cosoble Cali oo la yimid 25
Cabdulahi Cali Axmed (Cadow) 14- Cod, Saciid Dani oo asna helay 18 Cod iyo C/raxmaan C/Shakuur oo asna helay 9 Cod
Guddiga Doorashada

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.