Banaanbaxyo lagu Taageerayo Madaxweyne Farmaajo oo ka socda dalka iyo dibada

Banaanbax lagu Taageerayo Guusha Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Caawa ka socda Magaalada Muqdisho iyo sidoo kale inta badan Gobolada Dalka Soomaaliya.

Magaalada Muqdisho oo Bandaw uu saaran yahay ayaa waxaa ka biloowday Banaanbax lagu taageerayo Madaxweyne Farmaajo,waxaana sidoo kale Gobolada Dalka ka socda Banaanbax la mid ah kan ka socda Magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.