C/raxmaan Faroole oo Ka Tanasulay Musharaxnimada Madaxwaynaha Soomaliya

Madaxweynihii Hore ee Maamulka Puntland C/raxmaan Shiikh Maxamuud Maxamed Faroole ayaa Goordhaweyd ku dhawaaqay in uu ka Tanasulay musharaxnimadiisa.

Faroole ayaa kamid ahaa Musharaxiintii Xalay Heshiiska ku gaaray Magaalada Muqdisho islamarkaana sheegay in ay Taageeri doonaan Musharaxii ugu Cod badan si Dalka uu isbadal ugu yimaado.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.