Dhageyso: Faroole oo Ka Hadlay Sababihii uu Ugu Tanasulay Musharaxnimadiisa, xildhinanada Ugu Baaqay Isbadal

farole

Madaxweynihii Hore ee Maamulka Puntland C/raxmaan Shiikh Maxamuud Maxamed Faroole ayaa Goordhaweyd ku dhawaaqay in uu ka Tanasulay musharaxnimadiisa, C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole Madaxweynihii Hore ee Maamulka Puntland ayaa sheegay in wafdiga uu isaga hogaaminayay ay Labo Todobaad ay ku sugnaayeen magaalada Muqdisho.

Faroole ayaa sheegey Sababaha aan kaga Tanasulay Musharaxnimadeeda Xilka madaxweynaha Soomaliya waa danta, dalka iyo dadka Soomaliyeed runtii waxaan hamiyay in aan doorshada Madaxweynaha ka qeyb galo islamarkaana aan ku guuleysto, sababihii aan marka hore isku sharxay waxay aheyd nidaam Xumida Madasha Wadatashiga qaranka ay sameeyeen ee dhanka doorashada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.