75 Xildhibaan iyo Xasan shiiq oo Ku shiray Hoteelka SYl ee Muqdisho

shir

Xildhibaanada taageersan madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku shirsan Hoteelka SYL ee Magaalada Muqdisho halka sidoo kale Hoteello uu ka mid yahay Hoteel Jazeera ay ka socdaan kulamo kala duwan.
Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku jira loolankii ugu dambeeyay ee ay ku doonayaan in ay ku kasbadaan Codadka Xildhibaanada taageersan sida ay sheegayaan Xildhibaano goobjoog ah hoteelka SYL ayaa u xaqiijiyey in xildhibaanadii lafilaayey aysan imaan lama garanayo waxa badalay saacadahii ugu dambeeyey doorashada Madaxwaynaha Soomaliya.
shir

shir

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.