Wadooyinka Muqdisho oo Cidlo ah iyo Cidamo Badan oo lagu daadiyey

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa amar ku bixiyey in Magaalada Muqdisho la Xiri doono Maalmaha kala ah Talaadada iyo Arbacada oo Berri ah Dalkana la filayo in ay ka dhacdo Doorasho Madaxweyne.

Waxaa Saaka Xiran Guud ahaan wadooyinka Magaalada Muqdisho iyadoo Wadooyinka la dhigay Ciidamada Ammaanka Ma jirto Goobo Ganacsi iyo Goobo Waxbarasho oo Saakay Furan, Bari waxaa lafilayaa Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.