Dhagays: Warbixin: Maamulka Jubbaland oo Caburin Toos ah ku Haya Wariyaasha Madaxa Banaan ee Kismaayo Ka Howlgala.

jubba

Somalia oo ka mid ah Meelaha ugu Badan ee lagu dhibaateeyo Wariyaasha Madaxa Banaan ee ushaqeeya Bulshada ayaa Dhawaan Mar kale Maamulka Jubbaland waxa uu Handadaad kula Kacay Wariyaal ka qayb galay Tababarka socday Magaalada Kismaayo, Hadaba Wariye Cumar Laki Man oo katirsan Radio Daljir ayaa Warbixinta ka diyaariyay Dhibaatada loo Geystay Wariyaashaasi.

Halkaan Hoose ka dhagayso Warbixinta oo dhamaystiran:
Warbixin Maamulka Jubbaland By Cumar Laki Man Radio Daljir

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.