Musharax shiiq shariif oo Kadigay in Musuq Maasuq Lagu sameeyo Doorashada

sharif

Musharax Shiiq shariif sh axmed ayaa Kadigay in Musuq Maasuq Lagu sameeyo Doorashada sababto ah laguma kalsoonaan karo raga xunkunka haya oo waqtigooda dhamaadey, waxaa kaloo sheegey shiiq shariif in doorashad aya kasbato kalsoonida shacabka soomaliyeed, ugu dambaytii ayuu baaq udiray xildhibaanada isagoo ka dalbady inay siiyaan codka madaama uu Muqdan yahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.