Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2017

bar

Aqriso:Guddoonka Baarlamaanka Oo Shaaciyey Magacyada Guddiga Doorashada Madaxweynaha

24th January 2017 admin 0

Gudoonka barlaamanka Soomaliya ayaa shaaciyey Magacyada gudiga doorashada Madaxwaynaha Soomaliya oo dhici doonta dhawaan hoos ka aqriso nuqul lasoo gaarsiiyey Gedotimes.

Daawo: Uganda Oo Walaac Ka Muujisay Mushahar La’aaanta Ciidankeeda Jooga Somaliya

24th January 2017 admin 0

Markab Hub siday oo kusoo Xirtay Dekeda Magaalada Kismaayo iyo Qilaaf Kadhashey

24th January 2017 admin 0

Markabkaan ayaa la sheegay inuu ka diiwaan geshan yahay Wadanka Koofur Afrika,waxaana la sheegay inuu u Rarnaa Nin Ganacsade ah, Saraakiil ka tirsan Ciidamada Jubbaland […]

No Image

Dhagesyo:Ciidamada Liyuu Boolis ah oo Fariisin Ka Sameystay Degmada Balanbal ee Gobolka Galgaduud iyo abaaro kajira Degaankaas

24th January 2017 admin 0

Ciidamada Liyuu Boolis ayaa saldhig ka sameystay Degmada Balanbal gobolka Galgaduud, Gaadiidka dagaalka ah oo ay la socdeen ciidamada Liyuu Boolis ee dowlad Deegaanka Itoobiya […]

ciyaar

Ciyaar kubada Cagta ah oo lagu soo gaba gabeyey Degmada Baladxaawo oo soo qaban qaabiyeen Nabadsugida Gobolka Gedo

24th January 2017 admin 0

Ciyaartaan kubada Cagta ah oo soo qaban qaabiyeen Nabadsugida gobolka Gedo ayaa lagu soo gaba gabeyey Degmada Baladxaawo Ciyaataan ayaa kadhacday Garoonka Kubada Cagta ee […]

baladwayn

Daawo:Taliska Ciidanka Amisom Ee Waxda Afaraad Oo Digniin Udiray Dadka Hubka Kudhax Sita Gudaha Magalaada Baladwayne

24th January 2017 admin 0
No Image

Daawo: Reer Guuraaga deegaano ka tirsan gobolka Sanaag ayaa ka cabanaaya Cunno iyo biyo la’aan

24th January 2017 admin 0
No Image

Daawo:Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Oo La Kulmay Gudoonka Aqalka Sare, Sheegayna in lamagacaabayo Gudiga doorashada

24th January 2017 admin 0

Guddoomiyaha golaha shacabka, mudane Maxamed Sh. Cismaan (Jawaari) ayaa maanta xafiiskiisa magaladda Muqdisho waxaa uu ku qaabiley guddoonka Aqalka sare ee dalka ayagoo ka wada […]

Daawo:Jawhar Hawl Galo Ciidan Oo Laga Sameeyay Jawhar Iyo Deegaano u Dhow

24th January 2017 admin 0

Ciidamada Ammaanka Magaalada Jowhar ayaa Maanta Howlgalo Adag ka sameeyay Xaafadaha Magaalada Jowhar,waxaana Howlgalka lagu soo qab qabtay Dad lala Xariirinayo Dilkii loogeystay Taliyihii Qeybta […]

shabab

Daawo:Wararkii ugu dambeeyay Ee Dagaalka Degmada Afgooye iyo Cabsi wayn oo Jirta

23rd January 2017 admin 0

Wararkii ugu dambeeyay ee Caawa aan ka heleyno Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose oo Al-shabaab ay Galabta Dagaal ku soo qaadeen ay Caawa Degen […]

kufi

Daawo:Baladwayne Hooyo lakufsaday 19 tooriyoodna lala dhacay ayaa Caawimaad Dag Daga ubaahan

23rd January 2017 admin 0

Maamulka Baladwayne ayaa booqday Hooyo lakufsaday 19 tooriyoodna lala dhacay ayaa waxay ubaahan tahay cawimaad dag daga Hooyo qayra Calasow qaasim oo kufsiga loogu gaystey […]

Daawo:Gudoomiyaha Degmada kismaayo oo Ku amrey Madaxda Xaafadaha Kismaayo bilicda Magaalada inay wax kaqabtaan

23rd January 2017 admin 0

Daawo:Wasiirka Haweenka Puntland Aniiso, Xasan Shiiq Ha caawiyo Gabdhaha Xamer iyo wiilasha Jooga

23rd January 2017 admin 0

Wasiirka haweenka iyo Arrimaha qoyska ee Puntland Aniso Cabdulqaadir Xaaji Muumin ayaa maanta shir jaarid ku qabatay Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegtay in Ridwaan Saxardiid oo […]

No Image

Cadaado:Qalqal siyaasadeed Oo kajira Galmudug Kadib Markii Xildhibaanada Galmudug loo diiday in ay Shiraan

23rd January 2017 admin 1

Wararka ka imaanaya Magaalada Cadaado oo Xarun KMG u ah Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in Maanta Kulan ay ku yeelan lahaayeen Magaalada Cadaado Xildhibaanada […]

anisa

Dhageyso:Puntland oo Ku Gacan Seertay Codsigii Xasan Shiiq ee ahaa In Gabadha Lakufsadey in Muqdisho lagu Daaweeyo

23rd January 2017 admin 0

Wasiirka haweenka iyo Arrimaha qoyska ee Puntland Aniso Cabdulqaadir Xaaji Muumin ayaa maanta shir jaaird ku qabatay Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegtay in Ridwaan Saxardiid oo […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes