Daawo:Wasiirka Haweenka Puntland Aniiso, Xasan Shiiq Ha caawiyo Gabdhaha Xamer iyo wiilasha Jooga

Wasiirka haweenka iyo Arrimaha qoyska ee Puntland Aniso Cabdulqaadir Xaaji Muumin ayaa maanta shir jaarid ku qabatay Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegtay in Ridwaan Saxardiid oo ah gabadhA la kufsaday ay fiican tahay Madaxwaynihii Hore Soomaliyana xasan Shiiq Waxba kama Rabno Ha cawiye Gabdhaha Muqdisho Jooga iyo Wiilasha Ku dhibaataysan.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.