Cadaado:Qalqal siyaasadeed Oo kajira Galmudug Kadib Markii Xildhibaanada Galmudug loo diiday in ay Shiraan

Wararka ka imaanaya Magaalada Cadaado oo Xarun KMG u ah Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in Maanta Kulan ay ku yeelan lahaayeen Magaalada Cadaado Xildhibaanada Galmudug loo diiday in ay yeeshaan.

Kulanka ayaa ka dhici lahaa Xarunta lagu Magacaabo Xero Midow oo Maalmihii dambe ay ku shirayeen Baarlamaanka Galmudug, waxaana la sheegay in ay diideen Ciidmadmo ka amar qaarta Madaxwaynihii Dhacay ee Cabdikariim Guuleed, Cadaado weli waxaa ka jira Qal qal siyaasadeed oo ka dhashay Xilka qaadistii lagu sameeyay C/kariin Xuseen Guuleed Madaxweynaha Galmudug.

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.