Dhageyso:Puntland oo Ku Gacan Seertay Codsigii Xasan Shiiq ee ahaa In Gabadha Lakufsadey in Muqdisho lagu Daaweeyo

anisa

Wasiirka haweenka iyo Arrimaha qoyska ee Puntland Aniso Cabdulqaadir Xaaji Muumin ayaa maanta shir jaaird ku qabatay Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegtay in Ridwaan Saxardiid oo ah gabadhA la kufsaday ay xaaladooda soo haagaysa iyadoo sheegtay in Puntland aysan ogalaan doonin in Gabadha la kufsaday xaalad caafimaad loo geeyo Magaalada muqdisho ee Caasimada Soomaliya.

Sidoo kale Wasiirka haweenka iyo arrimaha qoyska ee Puntland Aniso Cabdulqaadir Xaaji Muumin waxa ay sheegtay in shirciga islaamka la marsiindoono dhalinyaradii gaysatay kufsigaasi, ooo haatan ay gacanta ku hayaan Ciidamada amaanka Puntland.
Hoos kadhageyso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.