Daawo:Al-Shabaab oo weeraray Bangi ku yaal Magaalada Mandhera

Weerar lagu qaaday Bangi ku yaala magaalada Mandheera ee gobolka waqooyi bari ee dalka Kenya ayaa lagu dilay hal ruux, Qofka dhintay ayaa lagu sheegay in uu ahaa mid ka mid ah askarta Kenya ee kayd ah oo waardiye ka hayay bangigaasi.

Magalada Mandheera ayaa waxay isku dhaw yihiin degmada Baladxaawo oo ku taala Gobolka Gedo Ilaa iyo hada ma jirto cid sheegatay masuuliyadda weerarkaas, lakiin waxaa lagu tuhmiyaa ururka Al shabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.