Daawo:Baladwayne Hooyo lakufsaday 19 tooriyoodna lala dhacay ayaa Caawimaad Dag Daga ubaahan

kufi

Maamulka Baladwayne ayaa booqday Hooyo lakufsaday 19 tooriyoodna lala dhacay ayaa waxay ubaahan tahay cawimaad dag daga Hooyo qayra Calasow qaasim oo kufsiga loogu gaystey duleedka Baladwayne ayaa waxay kasoo jeedaa qoys danyara mana haysto dhaqaale loogu qaado dalka dibadiisa.

Dhaqatarka Isbitaalka Baladwayne ayaa sheegey hooyadaan Cooleeeshada inay baananka usoo baxaday kaadi haystana ay go’day waxana loo baahan yahay in si dag daga wax loogu qabto waxuuna dowlada Soomaaliya ugu baaqay inay hooyadaan wax uqabtaan oo dalka dibadiisa uqaadaan.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.