Daawo:Wararkii ugu dambeeyay Ee Dagaalka Degmada Afgooye iyo Cabsi wayn oo Jirta

shabab

Wararkii ugu dambeeyay ee Caawa aan ka heleyno Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose oo Al-shabaab ay Galabta Dagaal ku soo qaadeen ay Caawa Degen tahay,balse ay ka jirto Magaalada Cabsi Xoogan, Al-shabaab ayaa la sheegay in Xaafadaha Godey iyo Baal-Guri oo ka tirsan Degmada Afgooye ay ku sugan yihiin oo ay ku Qorax dhacsadeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.