Daawo:Jawhar Hawl Galo Ciidan Oo Laga Sameeyay Jawhar Iyo Deegaano u Dhow

Ciidamada Ammaanka Magaalada Jowhar ayaa Maanta Howlgalo Adag ka sameeyay Xaafadaha Magaalada Jowhar,waxaana Howlgalka lagu soo qab qabtay Dad lala Xariirinayo Dilkii loogeystay Taliyihii Qeybta Booliska Gobolka Shabellaha Dhexe Khaliif Cabdulle Carfaaye.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.