Ciyaar kubada Cagta ah oo lagu soo gaba gabeyey Degmada Baladxaawo oo soo qaban qaabiyeen Nabadsugida Gobolka Gedo

ciyaar

Ciyaartaan kubada Cagta ah oo soo qaban qaabiyeen Nabadsugida gobolka Gedo ayaa lagu soo gaba gabeyey Degmada Baladxaawo Ciyaataan ayaa kadhacday Garoonka Kubada Cagta ee Elman waxaana finalka isugu soo baxay labada kooxood oo kala ah Jubba Star iyo Boocbooc waxaana ciyaartaan usoo daawasho tagay maamulka degmada Baladxaawo oo uu kamaid yahay Taliyaha Nabadsugida iyo qaybaha kala duwan ee bulshad waxayna guushu ku raacday Jubba Star.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.