Dhagesyo:Ciidamada Liyuu Boolis ah oo Fariisin Ka Sameystay Degmada Balanbal ee Gobolka Galgaduud iyo abaaro kajira Degaankaas

Ciidamada Liyuu Boolis ayaa saldhig ka sameystay Degmada Balanbal gobolka Galgaduud, Gaadiidka dagaalka ah oo ay la socdeen ciidamada Liyuu Boolis ee dowlad Deegaanka Itoobiya ayaa soo gaaray qeyb kamid ah degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud.

Gudoomiyaha Degmada Balanbal Jaamac Xayle Maxamuud oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in mid kamida gaadiidka dagaal ciidamadii la socday ay fariisin ka sameysteen gudaha degmada, Waxa uu intaa ku daray Gudoomiyaha degmada in maamulka degmadaasi aysan ka warqabin sabata ay ciidamadaasi u yimaadeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.